suhedoon

a blog who has high-quality

Bal ila akhri

Mucjisooyinka Geela:-
• Indhaha geela: isha geelu waxa ay leedahay 
baalal badan oo u saamaxaya in uu isku xidho 
indhaha xilliga dabaysha iyo siigadu(boorka) ay 
dhacayso ayadoo hadana arkaysa ilayska iyo iftiinka, 
waa sida muraayadaha indhaha oo kale.
• Sanka geela: Geelu waxa uu leeyahay laba san
oo waawayn oo xidhmi kara xilliga dabayshu
dhacayso, waxa sanka ugu jira warshad qaboojisa
hawada kulul sido kalena kulaylisa hawada qabow,
si hawada ay qaadanayso ay u noqoto mid isu dheeli
Tiran markasta. 
Sidoo kale geelu sanka waxa uu ku uriyaa dhirta, 
roobka iyo goobta ay joogaan walaalihiis. 
• Afka geela: afka geelu waxa uu leeyahay laba 
dibnood, tan sare way kala jeexantahay si ay u 
cunto dhirta qodxaanta leh. 


• Dhagaha geela: geelu waxa uu leeyahay dhago 
yaryar oo soo taagan, waana kuwa jilicsan oo 
laabmi kara, waxayna hoosta ku leeyihiin dhogor 
badan oo ka celinaysa in boodhku soo galo dhegta. 

Soo hel

ከፈለ ጋቹ!.✅
ብዙ ሰዉ የማያዉቃቸው የሞባይል ሚስጥራዊ ኮዶች!
""""""""""""""""""""""""""""""""""""""""""""""
ስለ ሞባይል እና ኮምፒውተር መረጃ
ስልክ ሲደወልሎት ይህ ቁጥር አገልግሎት አልዋለም እንዲልላቹ ከፈለጋቹ!
*21*900# ይደውሉ ወይም 1 ዲጂት በመቀነስ ወደ ራስዎ ስልክ ማድረግ! ለምሳሌ
ስልክ ቁጥርዎ 0912828282 ከሆነ ወደ
*21*0912828282# ይደውሉ
ለማጥፋት ሲፈልጉ #21# ብለው ይደውሉ!
💠ሁሉም ጥሪዎችና መልእክች ወደ ሌላ ቁጥር ዳይቨርት ሲፈልጉ
*21*0144123456# በ0144123456 ቦታ የፈለጉትን የሞባይል ወይም መደበኛ ስልክ
ቁጥር ያስገቡ
#21# ብለው
#21# ሲደውሉ ወደ ኖርማል ይመለሳ ል
ዳይቨርቱ ይጠፋል
*#21# ናል
💠ስልክዎ ቢዚ ብቻ ሲሆን ዳይቨርት ለማድረግ
*67*የፈለጉትቁጥር# ብለው
ይደውሉ! ይህንን ዳይቨርት ለማጥፋት #67# ይደውሉ
ስልክዎ ካልተነሳ ብቻ ዳይቨርት ለማደረግ
*61*የፈለጉትቁጥር# ይደውሉ!
#61# ይደውሉ
 💓 ይደውሉ!
ይህንን ለማጥፋት ሲፈልጉ #62# ብለው ይደውሉ!
💠ኮል ዌቲንግ አክቲቭ ለማደረግ ሲፈልጉ *43# ብለው ይደውሉ! ጥፋት
ሲፈልጉ #43# ብለው ይደውሉ!
ለማወቅ *#43# መደወል
💠ሲደውሉ ስልክ ቁጥርዎ እንዳይታይ ሲ ፈልጉ
#31#"የሚደውሉት ቁጥር" ከዛ መደወል
#31# ከተደወለ በኀላ የምንደውለውን ቁጥር ስናስገባ በእ ኛ አገር
ኔትዎርክ ላይሰራ ይችላል::


#ያለውን_ያገኘውን_ያካፈለ_እጥፍ_ይሆንለታል!!!


@techwitheyobb
@techwitheyobb
@techwitheyobb

Tijaabo